GiveCards waxaa loogu talagalay in si fudud loo qaybiyo lacagaha, sidaa darteed waxaa kaliya lagu shuban karaa/lagu cusboonaysiin karaa ururka ama barnaamijka ku siiyay kaarka.
Qofka haysta kaarka ma awoodo inuu dib u shubo kaarka ama sameeyo wax macaamil ah oo lacag lagu daro hadhaaga kaarka.