Fadlan si degdeg ah ugu gal akoonkaaga GiveCard oo dooro ikhtiyaarka ah inaad kaarkaaga qufulato si aan wax macaamil ah loo samayn karin.
Waxaad halkan ka geli kartaa: givecard.com/support
Ikhtiyaarkani wuxuu kuu ogolaanayaa inaad qufulato oo aad furto kaarkaaga marka loo baahdo.
Haddii aad u baahan tahay kaar beddel ah, ama aadan abuurin akoon fadlan la xiriir wakiil toos ah adigoo adeegsanaya:
Email: support@givecard.io
Telefoon: (908) 529-0955
Markaan beddelno kaarkaaga kii hore si joogto ah waa la joojin doonaa.